jkc

Uganda’s Museveni suspends fund set up by ‘foreigners’

Madaxweynaha Uganda ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo sanduuq malaayiin doolar ah oo ay dhisteen wadamada deeqda bixiya, kadib markii uu ka cawday in ay wadaan ajaanib isla markaana wiiqayso madaxbanaanida Uganda.

Warqad ayuu Mr Museveni ku amray booliska inay baaraan sida wasaarada maaliyadu ugu ogolaatay deeq bixiyaasha shisheeye inay helaan waxa uu ugu yeeray “lacag la aan” oo ay ku doortaan howlaha ay maalgalinayaan, iyagoon u baahnayn ogolaanshaha dowlada.

Xarunta Maamulka Dimuqraadiga ayaa waxaa maalgeliya toddobo deeq bixiye oo uu ku jiro Midowga Yurub.

Hakinta waxay yeelan kartaa saameyn baaxad leh maadaama ay gacan ka geysato maalgelinta ururo badan oo gunta hoose oo diiradda saaraya dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha.#s63somali

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *