Macron asks Rwanda to forgive France over 1994 genocide role.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka codsaday dadka reer Ruwanda inay ka cafiyaan Faransiiska doorkii ay ku lahaayeen xasuuqii Rwanda ka dhacay ee ay ku dhinteen ilaa 800,000 qowmiyadda Tutsiga iyo Hutu-ga dhexdhexaadka ah.

Isaga oo ka hadlayey xuska xasuuqa ee caasimada Rwanda ee Kigali, waxa uu sheegay in Faransiisku uusan dheg jalaq u siin digniinta ku saabsan gumaadka soo socda, isla markaana muddo dheer “aamusnaan lagu qiimeeyo baaritaanka runta”

Laakiin Faransiisku kamay ahayn gacan wadaag dil, Mr Macron ayaa intaas ku daray.

Hogaamiyaha Rwanda ayaa amaanay khudbadiisa.#s63somali

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *