WhatsApp Image 2021-06-03 at 09.44.10

Kenya to get Covid vaccines from South Sudan.

Kenya waxay kaheli doontaa xarunta Covax 72,000 oo kamid ah talaalka Covid-19 todobaadkan.

Tallaaladan ayaa dib looga qeybiyay Koonfurta Suudaan kadib markii saraakiisha caafimaadka ee dalkaasi ay sheegeen inaysan isticmaali karin talaalka kahor inta uusan dhicin.

Koonfurta Suudaan waxay ka heshay 132,000 daawada Astra Zeneca daawada Covax dabayaaqadii bishii Maarso.

Koonfurta Suudaan waxaa looga tagi doonaa 52,000 qiyaaso ah oo ay rajeynayso inay adeegsato ka hor intaanay dhicin 18 July.#s63somali

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *