image2

Ethiopia’s Tigray conflict: MSF ‘witnessed soldiers killing civilians’.

Shaqaalaha dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegay inay indhahooda ku arkeen dilkii sharci darrada ahaa ee askarta Itoobiya ugu dileen afar qof oo rayid ah horaantii toddobaadkan magaalada Tigray.

Koox ka tirsan MSF iyo laba bas oo dadweyne ayaa askartu joojisay kadib weerar gaadmo ah oo u muuqday kolonyo ciidan oo waddo weyn maraysay Talaadadii.

Rakaabku waxay ahayd inay ka baxaan basaska; afarta nin ayaa laga soocay dumarka waana la toogtay, MSF ayaa tiri.#s63somali

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *