WhatsApp Image 2021-05-04 at 13.53.24

Bill and Melinda Gates divorce after 27 years of marriage

Bill iyo Melinda Gates ayaa ku dhawaaqay in ay kala tageen 27 sano kadib oo ay is qabeen.

Markii ugu horreysay waxay kulmeen 1980s markii Melinda ay ku biirtay shirkadda Microsoft ee Bill.

Lamaanaha bilyaneerka ah waxay leeyihiin seddex caruur ah waxayna si wada jir ah u maamulaan Foundation Bill & Melinda Gates.

Ururku wuxuu balaayiin dagaal kula qaatay sababaha sida cudurada faafa iyo dhiiri galinta talaalada caruurta.

Bill Gates waa qofka afaraad ee adduunka ugu taajirsan, sida ay qortay Forbes, wuxuuna ku fadhiyaa $ 124bn.#s63somali

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *